Dowlada Soomaaliya oo Cambaareesay Weerar Gantaal oo lagu qaaday dal Carbeed

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareesay weerar gantaalo loo adeegsaday oo kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen jooga ku qaadeen magaalooyin kuyaala Boqortooyada Sacuudiga. Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa Gantaalada Balaastika iyo sidoo kale diyaarado Drone ah oo lagu xiray waxyaabaha qarxa u adeegsaday weerarka ay ku qaadeen magaalada Riyaadh iyo magaalooyin kale. Wasaarada arimaha … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo Cambaareesay Weerar Gantaal oo lagu qaaday dal Carbeed